home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xassan oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Midowga Afrika+SAWIRRO

Muqdisho, Maarso 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla garteen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey kaalinta muhiimka ah ee Midowga Afrika […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3840226758
Add Watch Country

arrow_drop_down