NEWS YORK (DAYNIILE.COM)-Dowlada Mareykanka ayaa si cad oo aan wax sarbeeb ah ku jirin waxay daaha uga qaadeen danahooda awood sheegasho ee keentay inay weeraraan Dalka Venezuela islamarkaana soo qa faashaan Madaxweynaha Dalkaasi oo hada Mareykanka Maxkamad suge ku ah. Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Mike Waltz ayaa hadal uu ka jeedinayay fadhiga golaha […]