home All News open_in_new Full Article

Mareykanka oo sheegay inay sare u qaadayaan weerarada lagu hayo Al

Taliska Ciidamada Mareykanku Afrika ayaa daboolka ka qaaday inay kordhinayaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha Alshabaab iyo daacish ee ka dagaalama gudaha Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) Gen. Michael Langley, ayaa la wadaagay guddiga Senate-ka u qaabilsan ciidamada Mareykanka inay Madaxweyne Trump iyo xoghayaha gaashaandhigga ay awood dheeraad ah u siiyeen inuu weeraro […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3471414179
Add Watch Country

arrow_drop_down