home All News open_in_new Full Article

Maxaa ka jira in masuuliyiin uu ka mid yahay Taliye Odowaa xilka looga qaadayo shirka Wasiirada ee maanta

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in shirka Golaha Wasiirada Maanta looga dhawaaqi doono xil ka qaadis ay ku sameyn doonaan qaar ka mid ah masuuliyiinta Dowlada oo uu ka mid yahay Taliyaha Milateriga Somalia Odawaa Yuusuf Raage. Isbadalada maanta la hadal hayo inay sameeyaan Wasiirada waxaa sidoo kale ku jira in isna xilka […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3279093423
Add Watch Country

arrow_drop_down