Wareegii afaraad ee wadahadalka Iran iyo Mareykanka oo ku saabsan barnaamijka Nukliyeerka ee Iran ayaa dib loo dhigay. Iran waxay sheegtay in labada dal oo ay weheliso Cumaan, oo ah dawladda dhexdhexaadineysa, ay go’aansadeen in dib loo dhigo shirkii Sabtida ee Rome “sababo la xiriira saadka iyo farsamada”. Maraykanku waxa uu sheegay in aan wali … The post Maxaa soo kordhay oo dib loogu dhigay wadahadalladii Mareykanka iyo Iran ee Nukliyeerka? appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.