home All News open_in_new Full Article

Maxay ka wada hadleen Wasiirada arimaha gudaha Somalia iyo Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah kujooga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, Xasillinta, Dib u heshiisiinta, Dimoqoraadiyadeynta iyo maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac ee […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1477185957
Add Watch Country

arrow_drop_down