home All News open_in_new Full Article

Maxay tahay fariinta Israa’iil ay Ruushka ugu soo dhiibtay Iran?

Dowladda Iran ayaa sheegtay in fariin ka socota Israa’iil loo soo mariyay dalka Ruushka. Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araqchi ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu ka helay fariin ka timid Ruushka oo ku wargelinaysa in Israa’iil aysan raadinayn dagaal cusub oo ay la gasho Tehran. “Waxay ila... The post Maxay tahay fariinta Israa’iil ay Ruushka ugu soo dhiibtay Iran? appeared first on Borama News Network.


today 13 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 848182693
Add Watch Country

arrow_drop_down