home All News open_in_new Full Article

Mucaaradka oo ku dhawaaqay baaris kadib inuu shirqool dil ahaa dagaalkii ka dhacay saldhiga Warta

Xog-hayaha guud ee Madasha Samatabixinta Kodi Adan ayaa shaaciyay in baaris ay sameeeyeen ay ku soo ogaadeen in dagaalkii doraad ka dhacay saldhiga warta-nabada ee Muqdisho inuu ahaa shirqool la doonayay in madaxda sare samatahixinta lagu dilo. Qoraal uu ku faah faahiyay sida shirqoolka loo abaabulay oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:- Natiijo Baariseed […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2066452211
Add Watch Country

arrow_drop_down