home All News open_in_new Full Article

Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay

Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb geli doonin gogosha wadatashiga uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo ku sababeeysay in Dowladda Federaalka aysan u hoggaansamayn dastuurka iyo sharciga dalka. Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, ayaa sheegay in Puntland aysan wax wadahadal ah la furi doonin Dowladda Federaalka ilaa ay kusoo laabato … The post Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1608713504
Add Watch Country

arrow_drop_down