home All News open_in_new Full Article

Puntland oo goobihii laga saaray Daacish ka heshay Rasaastii ugu badnayd oo kayd ah

65,000 oo xabbo oo rasaas ah ayaa laga helay Togga Miiraale kadib markii laga saaray ururka Daacish, sida uu sheegay Kornayl Maxamuud Shire, oo ka tirsan saraakiisha ciidanka Puntland. Kornaylka ayaa sheegay in rasaastan laga helay godad ay Daacish ku qarsanayeen hubka, kuwaas oo ku yaalla Togga Miiraale, halkaas oo laga saaray bilowgii toddobaadkan. Wuxuu … The post Puntland oo goobihii laga saaray Daacish ka heshay Rasaastii ugu badnayd oo kayd ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2074598009
Add Watch Country

arrow_drop_down