home All News open_in_new Full Article

Puntland oo markii ugu horraysay yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer madaxweyne oo lagu dhisay hay’ad lagu magacaabo hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID). Tallaabadan cusub ayaa imaaneysa iyadoo uu taagan yahay khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan bixinta aqoonsiga dadweynaha oo ay Dowladda dhexe ee Federaalka dhawaan bilawday. Puntland … The post Puntland oo markii ugu horraysay yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4005608451
Add Watch Country

arrow_drop_down