home All News open_in_new Full Article

Puntland oo shaacisay maydad iyo hub laga helay saldhig Daacish ku sugnayd oo Maraykanku duqeeyay

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa ka helay maydad hor leh, hub kala duwan, iyo kayd raashin ah saldhig ay Daacish ku sugnayd, halkaas oo uu Mareykanku duqayn ka geystay labo habeen ka hor. Sidoo kale, saraakiisha amniga Puntland ayaa sheegay inay halkaas ka heleen 32 baasaboor oo caalami ah, kuwaas oo la rumeysan yahay inay lahaayeen … The post Puntland oo shaacisay maydad iyo hub laga helay saldhig Daacish ku sugnayd oo Maraykanku duqeeyay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2921311573
Add Watch Country

arrow_drop_down