home All News open_in_new Full Article

Ra’iisul wasaaraha Dalka Canada oo guul ka gaaray doorashada

Xisbiga Liberal ee uu hogaamiyo Raiisel wasaare Mark Carney ayaa ku guuleystay doorashada Canada,kadib codeyn ka dhacday Dalkaasi.  Raiisel wasaare Mark Carney  waxaa lagu wadaa inu soo dhiso  dowladd cusub, wuxuu durba balan qaaday inuu xooga saari doono dagaalka Ganacsi ee uu bilaabay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Hogaamiyaha Konserfatifka Pierre Poilievre ayaa  qirtay guuldarada, isagoo […]


today 28 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1685354772
Add Watch Country

arrow_drop_down