home All News open_in_new Full Article

Ra’iisul wasaaraha Israel Netanyahu oo gaaray Mareykanka, lana kulmayo Trump

Dec 29(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa gaaray dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka Florida, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Booqashadan ayaa noqoneysa tiii shanaad ee Netanyahu ku tago Mareykanka muddo 10 bilood gudaheed ah, tan iyo markii Donald Trump dib ugu soo laabtay hoggaanka Mareykanka. Ilo-wareedyo ku dhow safarka Ra’iisul […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 101155752
Add Watch Country

arrow_drop_down