home All News open_in_new Full Article

Ra’iisulwasaare Xamza muxuu kala hadlay siyaasiyiinta Puntland+SAWIRRO

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo ka qeyb-galay gogoshii wadatashiga ahayd ee maanta ku soo gaba-gabowday Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta Xisbiyada ka qeyb-galka kulanka Wadatashiga ah, talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska, doorashooyinka, dhammeystirka dastuurka iyo […]


today 9 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2027080116
Add Watch Country

arrow_drop_down