GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa saaka khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Maamulkaasi ayaa aad ugu amaanat oo soo dhaweeyay go’aanka Mucaaradka Dowlada ee Golaha samatabixinta uu ku diiday inuu ka qeybgalo gogoshii saaka loo balansanaa ee uu dhigay Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh. Saciid Dani sheegay in gogosha Madaxweynaha ay saaka u […]