home All News open_in_new Full Article

Saciid Deni oo sheegay in dhulka Somaliland ku tashaneyso kala bar ay Puntand leedahay

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo ku xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Luagatoor, ayaa maanta Madaxtooyada Garowe waxay kulan wadatashi iyo is-xogwareysi ah kula yeesheen haldoorka Puntland sida lagu shaaciyay boga rasmiga ah ee Puntland. Kulankaan  waxaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Amniga iyo Siyaasadda, iyo doorka Puntland ee Dowladd dhiska […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 229198068
Add Watch Country

arrow_drop_down