home All News open_in_new Full Article

Safiirka Mareykanka iyo madaxweyne Deni oo ku kulmay magaalada Boosaaso

Sep 20(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu hoggaaminayo  Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Ambassador Richard Riley, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha Hawlgalka Gaarka ah ee Africa , Major General Claude K. Tudor JR  iyo Taliyaha Hawlgalka gaarka ah ee Bariga Africa  Col. Benander. […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2215138696
Add Watch Country

arrow_drop_down