home All News open_in_new Full Article

Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Aljeeriya oo booqday Xulka Qaranka Soomaaliya

ALGIERS (DAYNIILE.COM)-Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Soomaaliya oo ku sugan Dalka Aljeeriya ayaa bilaabay tababarkooda ay ugu diyaar garoobayaan ciyaarta ay dhawaan la leeyihiin Xulka Dalka Aljeeriya xili dhawaan Macalin Yuu Cali uu ku dhawaaqay xulka magacyada qaranka ee matali doona dalka. Ciyaartoyda Soomaaliya ayaa ciyaari doona labada kulan ee ka haray isreeb-reebka koobka Adduunka […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3188438791
Add Watch Country

arrow_drop_down