home All News open_in_new Full Article

Safiiro ka kala socday qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo maanta ku soo wajahan Laas

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mid ah Safiirada Dalalka Muslimiinta ah ayaa maanta ku soo wajahan Magaalada Laas-caanood si ay uga qeybgalaan caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari C/qaadir Aw-cali Firdhiye. Safiirada Laas-caanood imaanaya waxaa la sheegay inay ka mid yihiin Dalalka Turkey,Sacuudiga iyo Sudan walow laga yaabo inay sidaas oo kale dalal kalana iman doonan xili […]


today 63 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1321404186
Add Watch Country

arrow_drop_down