home All News open_in_new Full Article

Sarkaal Alshabaab looga dilay duqeymaha xalay ka dhacay Alkowthar

ALKOWTHAR (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha Dagaalka Dowlada Somalia ayaa xalay duqeymo waxay ka fuliyeen deegaanka Alkowthar oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe waxaana ka soo baxaya warar ku saabsan khasaaraha loo geystay kooxda Alshabaab. Gantaalada ay diyaaradu la dhacday deegankaasi ayay ku bartilmaameedsatay saldhigyada kooxda Alshabaab. Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa islamarkaana caan ka ahaa deegaanka Al-kowthar ayaa duqeymaha […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3229168458
Add Watch Country

arrow_drop_down