home All News open_in_new Full Article

Sarkaal Dowladeed oo u xirnaa arin ku saabsanaa mucaaradka oo maanta la sii daayay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in wafdigii la socday mucaaradka ee doraad Kismaayo ka yimid qaarkod lagu baaray garoonka diyaaradaha Muqdisho balse Dowladu markii ay ogaatay xabsiga loo taxaabay sarkaalka ka danbeeyay qaladka nuucaasi ah. Wararka ayaa tilmaamaya in ilaa doraad uu xirnaa sarkaalkaasi balse maanta lagu sii daayay amar madaxweyne,Sarkaalka oo lagu magacaabo […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4196500526
Add Watch Country

arrow_drop_down