home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Isu soo baxa Culimaa’udiinkaSoomaaliyeed oo Saaka Muqdisha ka socda

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Barxada Taallada Dajirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka isugu yimid boqlaal shacab ah kuwaasoo soo ajiibay banaan bixii ay qaban qaabiyeen Culamaa’udiinka Soomaaliyeed kuwaasoo xiligaan hadalo ka jeedinaya goobta. Banaanbaxaan waxaa looga soo horjeedaa xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Midnimada iyo wadajirka Dalkeena kadib markii 26-kii bishii December ay Dowlad ahaa u aqoonsadeen […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 654351245
Add Watch Country

arrow_drop_down