home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Kenya oo soo bandhigtay hub iyo agab ay ka furteen Alshabaab

GARISA (DAYNIILE.COM)-Warar dheeraad ah ayaa ku soo kordhaya dagaal shalay ka dhacay duleedka Magaalada Garissa ee waqooyi Bari kenya kadib xili la soo bandhigay hubkii iyo agabkii alshabaab laga furtay. Dagaalka oo si gaar ah uga dhacay deegaannka Weelmareer ee ka tirsan ismaamulka Garisa waxaa alshabaab looga furtay hub iyo rasaas ay kaga carareen aagag ay […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 971343440
Add Watch Country

arrow_drop_down