MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliska iyo Maamulka Degmada Dayniile ayaa maanta shacabka degmadaasi waxay kala qeybgaleen salaadii khudba jimcaadka ee maanta. Masuuliyiinta ka qeybgashay ayaa kala ahaa Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Deyniile Gashaanle Axmed Yalaxoow iyo Gudoomiyaha Degmadaasi Sheekh Cumar Maxamuud Mahadalle kuwaasoo fagaare Degmada ku yaal kula tukaday boqolaal dadweyne xili amnigu yahay hagaagsan. Maamulka iyo […]