home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Wafdi ka socda Dowlada Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laas

Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayagoo u yimid ka qeybgalka Munaasabadda Caleema-saarka Madaxda Dowlad Goboleedkan. Wafdigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Muumin Xasan Barre ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta […]


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3860724563
Add Watch Country

arrow_drop_down