home All News open_in_new Full Article

Shacabka degmada Shangaani oo u dareeray goobaha isdiiwaan gelinta doorashada qof & cod

Apr 15(Jowhar)Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangalinta codbixiyayaasha oo ah tallaabadii ugu dambeysay ee ka harsanayd billaabashada doorashada Qof iyo Cod ee golayaasha deegaanka. Degmada Shangaani ayaa noqotay degmadii u horreysay ee saaka lagu daahfuro is diiwaangalinta codbixiyayaasha, waxaana safar dhaadheer u galay dadweyne fara badan oo la yimid xaafadaha Shingaani, dadkiinis diiwaangelinaya waxay […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3065157557
Add Watch Country

arrow_drop_down