home All News open_in_new Full Article

Shiinaha oo soo dhoweeyay goโ€™aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan

Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya ay u aqoonsan tahay Taiwan inay tahay gobol kamid ah dalweynaha Shiinaha. Go’aanka Muqdisho “wuxuu ka tarjumayaa sida adag ee ay Soomaaliya ugu dheggan tahay mabda’a midnimada Shiinaha ah, kaasoo Shiinuhu aad u bogaadinayo,” afhayeenka … The post Shiinaha oo soo dhoweeyay go’aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 26 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2803584110
Add Watch Country

arrow_drop_down