home All News open_in_new Full Article

Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta qorshaysnaa inuu Muqdisho ka furmo oo dib loo dhigay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo la qorsheeyay inuu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho, ayaa dib loo dhigay kaddib wadatashi ay yeesheen Madaxda Qaranka. War qoraal oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu sheegay in hoggaamiyeyaasha ay si wadajir ah u go’aamiyeen in shirka la qabto maalinta Isniinta ah oo ku … The post Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta qorshaysnaa inuu Muqdisho ka furmo oo dib loo dhigay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 23 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1299064304
Add Watch Country

arrow_drop_down