home All News open_in_new Full Article

Siyaasiyiin Puntland ah oo magaalada Garowe uga dhawaaqay Gole mucaarad ah

Siyaasiyiin mucaarad ku ah Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garowe kaga dhawaaqay Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda Puntland, iyagoo u doortay guddoomiye u doortay Guuleed Saalax Barre. Golahan ayaa la sheegay inay ujeeddadiisu tahay, wax ka qabashada xaaladaha adag ee siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee ka taagan Puntland. Waxay ku baaqeen in la bilaabo … The post Siyaasiyiin Puntland ah oo magaalada Garowe uga dhawaaqay Gole mucaarad ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3624229003
Add Watch Country

arrow_drop_down