home All News open_in_new Full Article

Somaliland oo ka digtay dabeylo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan badda Gacanka Cadmeed

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa ka digay dabeylo la filayo in ay ku dhufan doonaan Badda Gacanka Cadmeed ee ay Somaliland maamusho. Qoraal kasoo baxay ciidanka ayaa digniin loogu diray dadka ku dalxiisa badda, kalluumaysatada, iyo cid kasta oo u dhow xeebaha. “Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL wuxuu digniin u dirayaa dadka ka shaqeeya dhinaca badda … The post Somaliland oo ka digtay dabeylo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan badda Gacanka Cadmeed appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2576458332
Add Watch Country

arrow_drop_down