home All News open_in_new Full Article

Taaladii Sayid Maxamed Cabdulle Xassan oo laga burburiyay Magaalada Jig

Waxaa xalay gabi ahaanba la burburiyay Taalladii Sayid Maxamed Cabdulle Xassan oo ahaa halgamaa Soomaaliyeed kaasoo  taaladiisu mudaba uu surnaa bartamaha Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Dhamaan waddooyinka soo galla ayaa xalay la xirey si amniga loo xaqiijiyo madaama shacaku raali ka ahayn in la burburiyo, saaka aroortii waxay ku soo tooseen […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1105541522
Add Watch Country

arrow_drop_down