home All News open_in_new Full Article

Taliban oo jaamacadaha ka mamnucaday buugaagta haweenku qoreen

Dowladda Taliban ee Afgaanistaan ayaa mamnuucday buugaag ay qoreen haween, waxaana laga saaray jaamacadaha, iyadoo amar cusub lagu soo rogay. Amarkan cusub, waxaa sidoo kale lagu mamnuucay barashada maadooyinka sida xuquuqda aadanaha iyo tacaddiyada jinsiga ah. Taliban waxay mamnuuceen 680 buug, oo ay ku jiraan ku dhawaad 140 buug oo ay qoreen haween, oo ay … The post Taliban oo jaamacadaha ka mamnucaday buugaagta haweenku qoreen appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1242461793
Add Watch Country

arrow_drop_down