home All News open_in_new Full Article

Taliyaha Saldhiga Booliiska Dekada Muqdisho isku casilay markii lagu qasbay Daroogo uu qabtay inuu fasaxo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyihii Dekedda Magaalada Muqdisho Gaashaanle sare Axmed-khadar Maxamed Xasan ayaa Caawa iska casilay xilkiisa arimo ku saabsan amar qaldan oo la siiyay darteed. Taliyaha ayaa la sheegay inuu qabtay 3 shixnad oo Maandooriye ah kadibna uu Taliyaha Booliiska Somalia  Asad Diyaano ku amray inuu u fasaxo ganacsatada iska leh balse uu ka diiday. Muran […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3985962142
Add Watch Country

arrow_drop_down