Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwo ku dhadhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Hoobiyaasha ayaa la sheegay iney ku dhaceen xaafado ka tirsan degmooyinka Xamarweyne, Xamar jajab iyo Shibis ee gobolka Banaadir, kuwaas oo jugtooda laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada … The post Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.