home All News open_in_new Full Article

Trump oo Putin ku tilmaamay nin waalan ka dib weerar uu Ruushku ku qaadeen Ukraine

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan ku faraxsanayn dhigiisa Ruushka Vladimir Putin, kadib weerarkii ugu weynaa ee dhanka hawada ee Moscow ku qaaday Ukraine. Canaan naadir ah ayuu Trump ku yiri: “Maxaa helay? Dad badan buu dilayaa.” Markii dambe waxa uu Putin ku tilmaamay “Gabi ahaanba nin waalan”. Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa … The post Trump oo Putin ku tilmaamay nin waalan ka dib weerar uu Ruushku ku qaadeen Ukraine appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1977532407
Add Watch Country

arrow_drop_down