home All News open_in_new Full Article

Trump oo sheegay inuu ka xumaaday diidmada Mexico ee in dalkaasi la geeyo Ciidan Mareykan ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dhigiisa Mexico, Claudia Sheinbaum, ay diiday dalab uu u soo jeediyay oo ahaa in ciidamo Mareykan ah loo diro Mexico si loola dagaallamo kooxaha daroogada. Trump ayaa sheegay ay doonayaaan wax ka qabashada dambiyada daroogada ee Mexico, isaga oo tilmaamay in uu aad... The post Trump oo sheegay inuu ka xumaaday diidmada Mexico ee in dalkaasi la geeyo Ciidan Mareykan ah appeared first on Borama News Network.


today 17 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3887089982
Add Watch Country

arrow_drop_down