home All News open_in_new Full Article

Vinicius Jr oo farriin waalli ah u diray Arsenal kadib guuldarradii xanuunka badneyd

XIGASHO LAACIB.NET “Ma jiro cudurdaar” – Vinicius Jr oo ku dhiirrigeliyay Real Madrid inay mucjiso ka sameyso Bernabéu kadib guuldarro xanuun badan oo ka soo gaadhay Arsenal. Vinicius Junior ayaa ugu baaqay kooxda Real Madrid inay “dagaal” muujiyaan kulanka lugta labaad ee ay la ciyaarayaan Arsenal, kadib markii lagu garaacay 3-0 lugtii hore ee wareegga […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2767372867
Add Watch Country

arrow_drop_down