Apr 24(Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraxyo ku bilowday oo kooxda Shabaab saaka ay kusoo qaaday deegaanka Wargaadhi ee gobolka Sh.dhexe, halkaasoo ahaa taliska 2-aad ugu weyn ee ciidanka xoogga dalka. Wararka la helayo ayaa tilmaamaya in dagaalamayaal Shabaab ah ay saaka aroortii hore weerar ku soo qaadeen deegaanka, iyagoo iska caabin xooggan […]