home All News open_in_new Full Article

“Wuu ka qoomameyn doonaa” – Neville oo uga digay Arteta go’aan khatar ah ka hor kulanka Newcastle

XIGASHO LAACIB.NETGary Neville oo horey uga tirsanaa Manchester United iyo xulka England ayaa sheegay in ay jirto kaliya hal waddo oo ay Arsenal ku hanan karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Neville ayaa taageeray Gunners inay soo afjaraan sugitaankooda dheer ee horyaalka, balse wuxuu ku adkeystay in arrintu ku xiran tahay go’aamada uu qaadanayo tababaraha […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1139035551
Add Watch Country

arrow_drop_down