Xamaas ayaa sheegtay in ay lumisay xidhiidhkii ay la lahayd koox dagaalyahanno ah oo gacanta ku haysa maxbuus haysta dhalashada Maraykanka iyo Israa’iil oo lagu oo ku xidhan Qasa, kaddib ay Israa’iil weerar ku qaadday goob ay ku sugnaayeen. Askarigan oo 21 jir ah, oo lagu magacaabo Edan Alexander, ayaa ka soo muuqday muuqaallo ay … The post Xamaas oo sheegtay inaysan meel ku ogeyn la heyste ay Israa’iil dalbatay in la sii daayo appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.