home All News open_in_new Full Article

Xiisadda u dhaxeysa Venezuela iyo Mareykanka oo cirka isku sii shareertay

Wasiirka Difaaca Venezuela, General Vladimir Padrino, ayaa Khamiistii sheegay in shan diyaaradood oo kuwa dagaalka ah lagu arkay meel u dhow xeebaha dalkaasi, taasoo uu ku tilmaamay halis Mareykanka ka imanaysa. Waxa uu wasirku intaa ku daray in in xogta diyaaradaha lagu wargeliyay taawarka laga hago diyaaradaha. Joogitaanka diyaaradahan meel u dhow badda Kariibiyaanka ayuu … The post Xiisadda u dhaxeysa Venezuela iyo Mareykanka oo cirka isku sii shareertay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2643247294
Add Watch Country

arrow_drop_down