home All News open_in_new Full Article

Xildhibaan C/rashiid Xidig “Qoraalka kasoo baxay xafiiska Xasan Sheekh waxaa ka muuqata ciil iyo cadaawad gaamurtay oo ay weli u qabaan Dawlada iyo Shacabka ree jubaland

Xildhibaan C/rashiid Xidig ayaa barihiisa bulshada wuxuu ku soo bandhigay qoraal uu ku dhalilayo habka loo diyaarshay war ka soo  baxay Madaxtooyada Somalia kasoo looga hadlayay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu saaka ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland. Xildhibaan C/rashidi Xidig wuxuu carabka ku adkeeyay in warka ka soo baxay Vila Somalia ay […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3804123071
Add Watch Country

arrow_drop_down