home All News open_in_new Full Article

Xisbiga Siyaasiga Shariif Xasan oo si weyn kaga adkaaday Madaxweyne Xassan codadkii shacabku ka dhiibteen Degmada Waaberi

Kadib natiijadii shalay ay soo saareen Gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee Dowlada Somalia ayaa waxaa codadka ugu badan isu geyn Muqdisho oo dhan helay Xisbiga JSP ee Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh uu hogaamiyo. Dhanka kale waxaa xusid mudan in doorashadii lagu tartamayay kuraasta Degmada Waabari uu wacdaro ka dhigay Xisbiga ama Urur siyaasadeedka NPU ee […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2977815375
Add Watch Country

arrow_drop_down