home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Shil Diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

MUQDISO (DAYNIILE.COM)-Diyaarad siday shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobe ayaa maanta duhuradii shil ku gashay gudaha garoonka diyaaradaha Adan Abdulle international Airport ee Magaalada Muqdisho. Shilka waxaa loo sababeeyay markii diyaarada uu u bixi waayay lugta hore yimid, mana jirto wax qasaara ah oo ka dhashay shilkaani sida ay ii xaqiijiyeen saraakiisha hay’ada duulista Soomaaliyeed. 22 […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2857092207
Add Watch Country

arrow_drop_down