MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xubin ka tirsan Mucaaradka ayaa bixiyay Xog sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheeekh uu asbuucaan ku laabanayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubaland. Masuulka xogtaan bixiyay oo ah Xildhibaan C/raxmaan C/shuuur oo xubin ka ah madasha samatabixinta ee mucaaradka Dowlada ayaa barihiisa bulshada ku shaaciyay inuu hayo warar sheegaya safar […]