home All News open_in_new Full Article

Agaasimihii NISA Fahad Yaasiin oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

Jan 06(Jowhar)-Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa saaka lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aden Cadde, iyadoo ayq wehlinayeen  labo kamid ah aasaasayaasha Midowga Haybqd Qaran. xubnaha la socday ayaa kala ah Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Ujeedkooda ayaa […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3349514920
Add Watch Country

arrow_drop_down