home All News open_in_new Full Article

Arsenal oo go’aan kama dambays ah kasoo saartay mustaqbalka Nwaneri,Lewis Skelly iyo Gabriel Jesus

XIGASHO LAACIB.NET Iyadoo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo uu soo dhow yahay, Arsenal waxay wajahayaan su’aalo ku saabsan in ay u baahnaan doonaan inay iibiyaan ciyaartoy si ay isugu dheellitiraan kharashaadkii waaweynaa ee ay sameeyeen xagaagii la soo dhaafay. Sida uu sheegay The Athletic, tirada badan ee ciyaartoyda kooxda ka diiwaangashan waxay ka dhigan tahay […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 181780493
Add Watch Country

arrow_drop_down