home All News open_in_new Full Article

Barcelona oo go’aan lama filaan ah kasoo saartay mustaqbalka Raphinha

XIGASHO LAACIB.NET Madaxweynaha Barcelona, Joan Laporta, iyo agaasimaha ciyaaraha ee kooxda ayaa si cad u diiday dalab weyn oo dhan 100 milyan oo Yuuro oo uga yimid kooxda Al-Hilal ee dalka Sucuudiga, kuwaas oo doonayay inay la saxiixdaan xiddiga reer Brazil ee Raphinha. Dalabkan ayaa ka koobnaa 80 milyan oo go’an iyo 20 milyan oo […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3882700936
Add Watch Country

arrow_drop_down