home All News open_in_new Full Article

Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray Muqdisho+SAWIRRO

Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka XDS General Cabdullaahi Aadan Xuseen (Ciro), Taliyaha Dugsiga tababarka General Dhagabadan G/dhexe Muxudiin Asbaro iyo Saraakiil kale. Tababarkan oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Dhaga-badan ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka faa’iideystay ku dhawaad 70 askari, kuwaas oo loo diyaariyay xirfado kala duwan […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 669790975
Add Watch Country

arrow_drop_down